FAHANKA A ROLL AND B ROLL
7:49
BARRO CAMIRADA QEYBTA ISO
7:56
2 måneder siden
Kommentarer
Farxiyo Hasan
Farxiyo Hasan 2 timer siden
Aamin ayaa rabi
isse Olow Ahmed
isse Olow Ahmed 4 timer siden
Gabadha markey tiri Hooyo muslin waaye Adiga haba hadlin kulahaa Kkkkkkkkkkkk
isse Olow Ahmed
isse Olow Ahmed 4 timer siden
Ninku ma naag doon baa mise waa dal doon kulahaa tusmo kkkkkkkkkkkkkkk
isse Olow Ahmed
isse Olow Ahmed 4 timer siden
Jaba waa koow kulahaa tusmo! Isagana jabo waakoow Hooyo mageceda miyaa kulahaa kkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhhhh
Ramla Craxamn
Ramla Craxamn 7 timer siden
Wn ku aminay Lkn tusmoy waa wax kuqornaa
Dheman Iyo luul
Dheman Iyo luul 8 timer siden
Ani sheekada dhan wn rumaystay lkn waxan qadanin sixirka waxa jira dumar abuse ka raga waxbaba aan u arag oo iyaka oo la abuse garanyo lasii noolada markaa alle hakuu sahlo habo lkn hadeed uun difaac adag gal
Abdul haji
Abdul haji 16 timer siden
😂😂😂😂 Somali maxa kale hesto, farqaha la is hesta
QAMAR khadija
QAMAR khadija 18 timer siden
Geela iyo ariga iyo lòda iyo biyaha hosanna Anna qazli weeye kaluunkana ku dar
QAMAR khadija
QAMAR khadija 19 timer siden
AsC jecliyaa qofka soomaali quluubteeda hanta saas oo kale qofkii ah waan uduceyneynaa kuligeen aan gacanta isqansano gacmo wadajir bey wax ku gooyaan
Hayat Jama
Hayat Jama 22 timer siden
Abaayo anaaga kujecalaya mcna
Hadi badase Habad
Hadi badase Habad 23 timer siden
77501366
Hadi badase Habad
Hadi badase Habad Dag siden
Hadi badase Habad
fihimo sicid
fihimo sicid Dag siden
Iska samir Wllo ilahay qalbiga haku qabojiy 😥😥😥😂😂😂
Deifulraman Ali said
Deifulraman Ali said Dag siden
Waar qofta 7cunug dhashay ee yarka naaskeeda leeg kaga shubatay aamus iska daaba sheekadan iyo fanka shaashada aad soo fadhiisanayso
isse Olow Ahmed
isse Olow Ahmed Dag siden
I love ❤️ ❤️ ❤️ 💕 💕 safiyo tusmo sideey u jisho riwaaydaha kkkkkkkkkkkkhhhhhhhhh
Ali Khan Ali dere
Ali Khan Ali dere Dag siden
Dowlo sidas
Xasan Farouk
Xasan Farouk Dag siden
Tusmo waligey ma arag laakin xaga fanka ayaan ku jeclaa taageero ayaana u ahaa Tusmo ma aha qofkii la dhibaaten lahaa waa tiirka fanka soomaaliyeed waana ka xumahay waxa ku dhacay Talo waxeey ila tahay in aad ka soo qaado inaydan kugu dhicin horana u soco Alaha ku xafido tusmo aamin
Ali Jama jibaar
Ali Jama jibaar Dag siden
Inan gumeed inan gumeed dhalay saqajaana ayaa helay
Sucdi Said
Sucdi Said Dag siden
Qisada Safiyo Tusmo in ka badan 10 jeer ayaan ku ceshtay, waana Vedio soconaya 1:37 daqiiqo, waxay la wadaagay Dareen Qaybsi, maalin kasta waan dhagaysta o waan u duceeyaa, Sharaf baan Qalbigayga kuu Hayaa Sharafti iyo Hagoogta Hablaha Fanka Soomaaliyeed.
Sucdi Said
Sucdi Said Dag siden
Safiyo Habo Xbbt, waxaad akhrisataa ducada Xawqalada(لا حول ولا قوة ال بالله العلى العظيم) arintaadu way kuu furmaysa sida aad u jeceshay, Tusmo Adkaarta ha moogaan, annaguba waan kuu soo Ducaynaynaa oo wan kula Dareen Qabnaa, Tol iyo Qaraabo kulama Wadaago, lkn Dareenkayga aad baad ugu Xirantay Qaali Dumar.
Sucdi Said
Sucdi Said Dag siden
Safiyo Tusmo, Walaahi waa qof aan aad u jeclahay, Aniga oo aan aqoon gooni ah u lahayn, hadana waxaan ula xanuunsaday sidi in ay Ehelkayga tahay, Waxay Mudnayd sidii Boqoradi in loola dhaqmo, Lkn Calaf iyo Nasiibka ayaan Saacidin, Waan kuu Duceeyay Ramadaanka 10 kiisa Danbe, waxaan ka Dhur-sugayaa Farxadaadi, Qabkaagi iyo Hankaaga inuu kuu suu laabto oo kuu sii kordho. Inta Dareenkaas ila qabta is Muujiya.
Nimcaan Abdirahman
Nimcaan Abdirahman 2 dager siden
Kaa aad u xaraysay aniga iga iibi wll
Xamse Hannat
Xamse Hannat 2 dager siden
❌_____WaLaahi waa dhilo wayn oo kitaapkii peenaysay Yarabii ____ noo danpi Dhaaf🤣
Nimcaan Abdirahman
Nimcaan Abdirahman 2 dager siden
Subhaan Allah rabi ayaa idiin kala cadaalad samaynaya wll rabi talo u daah cabdi sixiroole uu qiiqayaa yarku qiiqayaa
Hamze ali
Hamze ali 2 dager siden
Mamo safiya alle haku sharfo hadal hooyonimo ayaaa kaaa muuqda
Abdiaziz Ghahnug
Abdiaziz Ghahnug 2 dager siden
Insha Allhu way iman oo nu ku naaloon ku Raxaysan nabada iyo Barwaaqo
Nawalyy Ahmed
Nawalyy Ahmed 2 dager siden
This is so sad” 😥 is it true gabdh ba is gubtay dartiii?😢🤬 he’s sick😭
Abshir Cabdi cali
Abshir Cabdi cali 2 dager siden
Waxn kugulatalinaa in aad noloshada bnadasho oo aad kadhigto mid diimed hadana cimro aad waxwalba farxad aa kadmbeso
kaltun ali
kaltun ali 2 dager siden
Alaa safiyoy abayo mis kina tahay walahi waxa hayso soo daa an dhihi laha ceebtu ma kaligay igu dhace naa.ninkagu aha asana ceebaye ma ha ween ku unba cebtu qabata sorry calakuli xal ninaa kuwa dumarka xumeyo ilaahay cadaabta ha ku fogeeyo
Darwiish Tv
Darwiish Tv 2 dager siden
Heestaa yaa wada qaadi jiray riwaayadeese ku jirtay
tarta gashta
tarta gashta 2 dager siden
iska jir tallaalka "mmr" vaccine waxaa la siiyaa markii carruurtaadu ay 15 bilood jiraan oo siriinjadu si gooni ah ayaa loo daaweeyaa (MMR) vaccine. “I’m not willing to do that, because I’m scared for the MMR,” Fidow said. “I don’t want to lose another kid again.” Fidow’s eldest son, Abdullahi, 14, did get the vaccine, over a decade ago. A few months later, Fidow said, Abdullahi was diagnosed with autism and severe intellectual disabilities. Despite all scientific evidence to the contrary, Fidow believes that his son’s diagnosis is directly linked to the measles, mumps, and rubella vaccine
Jdye Xaashi
Jdye Xaashi 2 dager siden
Xasan Jilacow Maslax, kaadir kacaan waan salaamay lkn aaway Dabcasar magaaladaan isagaaa ugu caansanaaye? M laga baqay🤭🤗😂
Basir Alasow
Basir Alasow 2 dager siden
Walaalayaalow aaway afxirashii (face coverings/masks).
Hamdi Abdul
Hamdi Abdul 3 dager siden
Tusmo haka socoto waxaa la yiri iyo waxaa la yiri. Nolosheeda caadi haw raacato. Ayadaa chanis siinaysa hadalka. Taagere iyo tuugaare midna uma baahna hadalkeeda hala dhigo ayaduna haka fakarto danteeda. Jacaylka shacbiga haku raaxaysato farna ma jabin foolna ma jabin.
Amino Yar
Amino Yar 3 dager siden
😂😂😂
Maamo Tushta
Maamo Tushta 3 dager siden
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sory hooyo mcnto dhibkaaga waa dhibkayga wlh qalbiga idanqaday😭😭😭
Ayaan Yasiin
Ayaan Yasiin 3 dager siden
😪😪😪😪😓😓😓 sorry abyo
Abdulhafid Mahamad
Abdulhafid Mahamad 3 dager siden
Safiyo tusmo wall nindumar waxyeel isdhaho dumarna ceeb malahee ceebee isdhaho ogow hoyadiibuucaaye adi waxba kumayeelin
Farhiya Abdulle
Farhiya Abdulle 3 dager siden
Asc horta naagah somalida maxaa ka qaldan dadka markay siyaasada ka hadlayaan waa in lakee dad hadalkoda kooban ma ah in qofkii mesha soo istaagaa in uu talaxa tago wasiirka waxaan u rajeeynayaa shaqo ku meel gaar ah 😫
Da Ahmed
Da Ahmed 3 dager siden
Salama aleykum, wllo waxani waa qadr allle inay sacads dhacado sidasina o dhacdo, Adigu gabadh fican baad tahay waan ku aminasanahay Inaad runta sheegayso Alxamdulilah, Mid kale aya jirtan u melen adigu waxan u melenaya Inaad dinta islamka aad wax ka taaqna markasi horta mid ogow ino qofka wanaagsan ama dinta o etixam badan la kulmi dono Laakin ka jahilka ah waxba ma garanayo isago, Manshallah gabadh fican baad tahay waan ku so ducaynaya
Jeele Cade4
Jeele Cade4 3 dager siden
Nin mahin kas
huseen xasan farah
huseen xasan farah 3 dager siden
Jiu
huseen xasan farah
huseen xasan farah 3 dager siden
Ui
Yahya Boss
Yahya Boss 4 dager siden
Safiya waa wallaasheen Dumarka iyo gabdhaha waa in la siiyaa ixtiraam Kaamil waana hooyo ilaah halaga baqo
Khalid Mahad
Khalid Mahad 4 dager siden
Mansh alllah
Mohamed Bariyow
Mohamed Bariyow 4 dager siden
lkn adi doqon maasthy
Mohamed Bariyow
Mohamed Bariyow 4 dager siden
tusmo hada maxaa xal ah hadaadba sidaa sameysi
sanka halyeey
sanka halyeey 4 dager siden
safiya xaraggo iyo qurux badan thy
fardowso bashiir
fardowso bashiir 4 dager siden
Safio tusmo Tusmadii haweenkaay iska ilow nin xumi ciilkuu ku badey asagaa ceeboobey kun jeer katalaaba qaad meeshaadii hore hawada iga hoo salaan iyo soo dhaweyn weyn💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
asma yio
asma yio 4 dager siden
٩٩ج0كححححححخكم
Layla Suruur
Layla Suruur 4 dager siden
halkaad kadagtaan soomaaliya muqdisho dad baaiska leh dhusta gado caabud waaq buska iyo boorku kabuuxo waalaiska xaaqaa muqdisho kkk
Faadumo Biriq
Faadumo Biriq 4 dager siden
Iska naar beldn ad ado inta leg carurta ku gydy
Ahmed Mohd
Ahmed Mohd 4 dager siden
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Fadhiga Wararka
Fadhiga Wararka 4 dager siden
nowindow.info/cloud/video/qICecpakdYNugHU.html
Madi Abdi
Madi Abdi 4 dager siden
I'm very sorry sister be strong woman
Engr Abdi Hassan Lo'doon
Engr Abdi Hassan Lo'doon 4 dager siden
Asalamu Calaykum Yaa Ahlu Somal. Uduceeya Labadaba Wixii La isku hayo Waxa La isku Yaha kawayn. Somali baynu isku Nahay wiil iyo abtigiibaynu isku Nahay. Somaliyey ilahay aynu Ka cabsano dumarkana fadeexada Ka dayno aakhiro waa la is waydiin beenta dadka aad u soo Gudbinaysan idinkoo Ku Raadinaaya Fiyuus. Ha la is caafiyo waa maalmihii khayrka Badnaaye. Dulmigu ma wacna. Ilahay in badan bu Ka hadlay. S,W عن الله تبارك وتعالى أنه قال يا عبادي إني حرمت الظلم على نفسي وجعلته بينكم محرما فلا تظالموا Ragaw Dumarka Ceebahooda Hadaad Raadiso. Adigana Rabi Ceebahaga oo dhan Asturi maayo. ILAAHAY DUMARKA HA INOO ASTURO AMIIN RAGAW IDINA DUMARKIINA SOMALIYEED ASTURA CEEB RAADIS HANOQONINA. اللهم استر عوراتنا ، وامن روعاتنا، واكرمنا ولا تهنا، واعطنا، ولا تحرمنا، واثرنا ولا توثر علينا ، وارضنا وارض عنا ، وزدنا ولا تنقصنا ، واعنا ولا تعن علينا ، وانصرنا ولا تنصر علینا امین امین
Chris Vounde
Chris Vounde 4 dager siden
Deeqa sonna iyo team ka kale mahadsanid. Walal shaqo qaran ayaa wadaa illahey Haku fududeyo
khan khan
khan khan 4 dager siden
Gobee huleso
Zeinab H.S
Zeinab H.S 4 dager siden
Maxaa looga sheekeyn maanta sida toogasho udhacdey .shalay markii hoyadi iyo walashi ladulmiyey cidina ma garab istaagin .😔😔
ABDI ADEN
ABDI ADEN 4 dager siden
Safiya TUSMO we have respect 🙏for you wll
dhoof channell
dhoof channell 4 dager siden
Walalahey groupka safiya tusma ayan ahey alaha kugu bedelo wax ka wanaagsan like supscrip ii saara
dhoof channell
dhoof channell 4 dager siden
Salan la mid abaayo safiyo tusmo ramadan kareem aneen ❤
Hibaaq Maxamed
Hibaaq Maxamed 4 dager siden
Ducadani goormaay isoo gaadhaysaa
Hibaaq Maxamed
Hibaaq Maxamed 4 dager siden
Safiya tusmo jecliyaa
hani Queen
hani Queen 5 dager siden
Doqontan. Indha adgaata👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Nimco Xassan
Nimco Xassan 5 dager siden
masha allah
Yahya Boss
Yahya Boss 5 dager siden
Rasuunkeena SCW wuxuu yiri waxaa muslim ah Qofka afkisa iyo Gacmahisa laga nabad galo gabadhaa waa wallaasheena ilaah ka baqa ayadana iska daaya
qopoy dnon
qopoy dnon 5 dager siden
Allah waa shuhada labadaa wiile ahlul quraanka ah jannatul firdowsa hoygooda haka yeelo.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Yusro ibraahim
Yusro ibraahim 5 dager siden
Asc dhamaantiin soomaaliweyn Salaan sharaf sister tusmo aniga waxan kudhihi lahaa sabarka dugso insha allaaah
bocoy noiu
bocoy noiu 5 dager siden
illahy qalbiga haku kabo calaamo lagu tusaye Isagna illahy haso hadeyo o xaqa hatuso😣😪
Ali H Nour Omer
Ali H Nour Omer 5 dager siden
Allah ha u Naxariisto Aamiin.
Hon Raho
Hon Raho 5 dager siden
Habaryar mcn wan kaxumahy waxa kugu dhacy lkin maxad udhihi way say amaan isii cab adan lahen sida kuma raacdo habo mcn
bocoy noiu
bocoy noiu 5 dager siden
Khabaxd been badan aya thy
Osmaniltireh Amina
Osmaniltireh Amina 5 dager siden
Émotionnelle walaxi 🥺😢😭
Osmaniltireh Amina
Osmaniltireh Amina 5 dager siden
Mash'Allah soodaween quruxlee
Deeko Yussuf
Deeko Yussuf 5 dager siden
ah allah unaxasito
fadxiya xasan asc
fadxiya xasan asc 5 dager siden
Masha Allah
barde hanad
barde hanad 5 dager siden
kaa wasiir laguma sheegi karo. Wax uu soo kordhiyey maleh. Wadankii intuu meesha yimid hadaan buu ka dhacay hadaa qofkaa sidaa ah ee nacamleyn waxaan aheyn aan la iman maxaa laga soo dhaweyn? Ohia in xaflad loogu qabtay ayaa ku filin in aanu qof tirsan aheyn.
Ahmed hassan
Ahmed hassan 5 dager siden
Abdirizack good for presidential candidate
somali media
somali media 5 dager siden
wll ilahay dartiss ii soo booqo wll ilahay hakusoyo waxaa jeceshahay eeduunya ah
Shamso AMD official
Shamso AMD official 5 dager siden
Follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/GORFQtjrspjL1wnZvbvKLX Forever living waxay no haysa fursad shaqo hada rabta inaad ka faidesato so qabsa link hosa mahadsanidin